Gudoomiyahii hore degmada Badhaadhe ee Shabaab oo ka mid ah raga maanta isa soo dhiibay

Posted by on Apr 26th, 2012 and filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Gudoomiyahii hore degmada Badhaadhe ee Shabaab oo ka mid ah raga maanta isa soo dhiibay

Sida horey aan u soo tabinay labaatameeyo Shabaabka ayaa meelo kala duwan oo J/Hoose isu dhiibay ciidamada dowlad goboleedka Azaaniya. Raga Shabaabka ka soo baxsaday ayaa la sheegay in uu ka mid yahay gudoomiyihii ugu danbeeyay xarakada Shabaab ee degmada Badhaadhe ka hor inta aanan maalin cad laga saarin.
Isa soo dhiibkan ayaa dhabar jab ku noqonaya Shabaabka Jubbooyinka ka dagaalamaya iyadoo ay isasoo tarayaan baxsadka ciidamadooda. Sarkaalkan ayaa deegaanka ka soo jeeda.

Comments are closed