Articles
Ogesysiis Muhiim ah Xafladii Sanadguurada Maamulgoboleedka Azaaniya oo ka dhici doonta Minneapolis »
Waxaa dhamaan jaaliyada Azaaniya ee Jubooyinka iyo gedo la ogaysiinaya in sanadguuradii kobaad ee maamul goboleedka azaaniya lagu qaban doono magaalada Minneapolis bisha june 9 2012 goobta xaflada Minneapolis Convention Centre Date June 9 2012...
May 17 2012 / Comments Off / Read More »
Ugaas Xuseen Ugaas maxamuud Qorane oo si nabad ah kusoo gaaray dalka Kenya »
Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaray magaalada Diif ee dhinaca Kenya ayaa noo xaqiijinaya in si weyn loguo soo dhoweeyay deegankaas Ugaas Xuseen Ugaas Maxamud Qorane. Ugaas Qorane ayaa soo galay safar dheer...
April 21 2012 / Comments Off / Read More »
Janaraal Saxardiid oo Taabta gaaray iyo Afmadow oo loo dhaqaaqayo »
Wararka ka imanaya Jubbooyinka gaar ahaan J/hoose ayaa sheegaya in taliyaha ciidamada DKS Janaraal Saxardiid uu gaaray jiida hore oo ay ku sugan yihiin ciidamada dowlad goboleedka Azaaniya iyo kuwa Kenya. Tagitaanka Janaraalka ayaa loo...
April 11 2012 / Comments Off / Read More »
Kismaayonews oo kala hadalysa »
Webka kismaayonews ayaa qortay maqaal maaweelo ah oo hadana asaga is duqaynaya gaba dhaclayn badanna ka muuqato iyo been abuur wuxuuna ugu magacdaray kambooniyiinta siyaasiyad ayay ku maquunisay azaania hadaba intiina maqaalkaas akhrisay ayaan filayaa...
March 29 2012 / Comments Off / Read More »wararka
Ogesysiis Muhiim ah Xafladii Sanadguurada Maamulgoboleedka Azaaniya oo ka dhici doonta Minneapolis »
Waxaa dhamaan jaaliyada Azaaniya ee Jubooyinka iyo gedo la ogaysiinaya in sanadguuradii kobaad ee maamul goboleedka azaaniya lagu qaban doono magaalada Minneapolis bisha june...
May 17 2012 / Comments Off / Read More »Ku xigeenka Xoghayaha arimaha dibada Africa ee Dowlada Maraykanka Donald Yamamoto oo la kulmay Jaaliyada waqooyiga Amerika »
Shir aad u balaaran oo wada tashi ayaa waxa uu ka dhacay gobolo badan oo maraykanka ka mid ah oo uu soo qabanqaabiyay U.S....
May 16 2012 / Comments Off / Read More »War deg deg ah Odayaasha absame oo goor dhow ka duulay magaalada Nairobi »
War goor show naga soo gaaray wariyaha Azaania ee Magaalada Nairobi Catooshe ayaa noo sheegay in Daqiiqado ka hor diyaarad qaas oo qaaday odayaasha...
May 8 2012 / Comments Off / Read More »Waxgaradka beesha Jubooyinka oo waxkama jiraan ku tilmaamay beenta ay faafiyeen cadowga beesha »
Waxgaradka beeshaAbsame ee Jubooyinka ayaa gaashaanka ku dhuftay warar ay faafiyeen website-yada fidno-wadayaasha oo tilmaamaya inay ugaasyada beeshan isku qilaafsan yihiin xubinka uga qeybgalaya...
May 8 2012 / Comments Off / Read More »





























